Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in Wadahadal lala galo Al Shabaab

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Sheerdoon Saacid ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya in wadahadal la galaan Al Shabaab. Waxa uu sheegay Mr Saacid in dowlada federaalka looga baahan yahay xiligan in ay la timaado qorshe cad oo looga adkaan karo dagaalyahanada Al Shabaab ama raadiso xal nabadeed oo … Continue reading Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in Wadahadal lala galo Al Shabaab